Magaalada Jowhar, gabar baraha bulshada caanka ka ah oo lagu magacaabo Kowthar Maxamuud Buulle, loona yaqaan KOKO Buulle, ayaa ka hirgalisay ceel biyo laga cabo. Furitaanka ceelkan ayaa ku soo beegmay xaflad ay ugu dabaaldegaysay helitaanka milyan qof oo ku soo xirmay booggeeda YouTube.
https://www.voasomali.com/a/7965323.html
Du måste logga in före du kommenterar