In ka badan 180 qof ayaa la la’yahay kaddib markii afar doon oo siday muhaajiriin ay ku degeen biyaha u dhexeeya Jabuuti iyo Yemen, sida ay Jimcaha maanta ah Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) u sheegtay AFP.
https://www.voasomali.com/a/qof-oo-la-la-yahay-kadib-4-doon-oo-ku-degay-badda-jabuuti-/8002186.html
You must login before you can post a comment.