2024-11-04 18:00
Maxaa ka cusub xiisadda Iran iyo Israel?
Madaxweynaha Iran ayaa Axaddii sheegay xabad-joojin suurta-gal ah oo u dhaxaysa xulafadeeda iyo Israa’iil “ay saamayn ku yeelan karto xoojinta,” jawaabta Tehran ka bixinayso weerarradii ugu dambeeyay ee Israa’iil ku qaadday goobaha ciidamada Iiraan.
https://www.voasomali.com/a/7850845.html
https://www.voasomali.com/a/7850845.html